Dib u Sixid iyo Dib u dhiska Beesha Cumar Maxamuud (in la baabi’iyo magaca Islaan-ka )

Hordhac:-Qaab nololeedka aadanuhu waa tillaabooyin iyo dhacdooyin isdabajoog ah ilaa Aadam iyo Xaawo. Qoraalkani waxa uu si kooban ama dulmar ah u tilmaamayaa dhaqanka iyo nolosha dadka Soomaalida ah asagoo si khaas ah hoos ugu sii daadegi doona Beesha ku xusan cinwaanka sare ee qoraalkaan. Dadku waxa uu u noolyahay qaab bulshooyin (communities). Aasaaska ama … Continue reading Dib u Sixid iyo Dib u dhiska Beesha Cumar Maxamuud (in la baabi’iyo magaca Islaan-ka )